suleekhadaan quruxdeeda eega
soomaali weeye bal eega
dumar lama simayee eega
eeega eega inantaaz bal eega

sankiyo indhaheeda eega
markii ay soconayso eega

siijeed soojeed
sida uu eebbaheen
u sameeyay eegaaa
eeega eega inantaaz bal eega
eeega eega anigeey isaaqdayee eega
eega eega zaamiya quruxdeeda bal eega..,

salaxleey xidigteeda eega
saxarla weeye bal eega
cidna lama simayee bal eeg

surkiyoo luqunteedan eega
suuraddaa midabkeeda eega

siijeed soojeed
sida uu eebbaheen
u sameeyay eegaaa
eeega eega inantaaz bal eega
eeega eega anigeey isaaqdayee eega
eega eega zaamiya quruxdeeda bal eega.

Exit mobile version