VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cadalee ku dhalatay - Lyrics

Carabkiyo dhan xalagiyo Ilkaha caanahay ku nuugtaa wali Kasoo cartamyee Ana sidaan u caashaqani Calwadasay oo kacay canabeey markaan idhi Cidlo noqontay meeshii Qosolkiyo dhul doogiyo Coobaarka dheer iyo barwaaqay ku dhalatee Ninkay calaf u noqotaa cuno u katisaa Cawiyo ayaan leh Camuud ku istaagtoo Cagta odax Kama mudo Caasi waalidiintii Ana waan waxaan ku caashaqay cidhibtoyo dibnaha sare Cabir lagu aameeyoo cantoobsiga ku fiicane Cosobiyo dhul doogiyo Cawiyo ayaanbay ku dhalatee Ninkay calaf u noqotaa Cuno u katisaa cawiyo ayaan leh
Queue is empty
-- / --