VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Cadalee ku dhalatay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qadar keeyow
Cadalee ku dhalatay

Carabkiyo dhan xalagiyo
Ilkaha caanahay ku nuugtaa wali
Kasoo cartamyee Ana sidaan u caashaqani
Calwadasay oo kacay canabeey markaan idhi
Cidlo noqontay meeshii
Qosolkiyo dhul doogiyo
Coobaarka dheer iyo barwaaqay ku dhalatee
Ninkay calaf u noqotaa cuno u katisaa
Cawiyo ayaan leh

Camuud ku istaagtoo
Cagta odax Kama mudo
Caasi waalidiintii
Ana waan waxaan ku caashaqay
cidhibtoyo dibnaha sare
Cabir lagu aameeyoo cantoobsiga ku fiicane
Cosobiyo dhul doogiyo
Cawiyo ayaanbay ku dhalatee
Ninkay calaf u noqotaa
Cuno u katisaa cawiyo ayaan leh

codkii Qadar keeyow