Cidla iyo ruuuxiii
Caloolyoow la taaaha
Culays weeyn dareemoo
Nafuu caashaq helay
Cududaar ma weydaa

Ma is canaanataa
Sidii ciil qofuu ku raagay
Sida caawa aan ahay
Caro ma u ilmeysaa

Inkastoon colaad qabo
Naftaydaan celceliyaa
Ceebaha ka dhowrsadaa
Oo inaan cad goostaaa
Cafis baan ka doorbiday

Cunna iyo ruuxii
Oonta kaaga caaga
Caaawinaad u baahdee
Nafku ciirsataa
Sidee loo canaadaa

Mala ciirsadaa qofaan
Saaani kuu cajabinooo

Sidii ii ciqaabtay baan
Maku caaafimaaaddaa

Inkastoon colaad qabo
Naftaydan celceliyaa
Ceebaha ka dhowrsadaa
Ogoow inaan cad goostaa
Cafis baan ka doorbiday….

Exit mobile version