dhool da'day la moodyay
waan kugu dhadhamayaaye

dharaartan kulanaa
dhulku ila wareego
dhimasho iyo nolol
wali kala dhex jooga

halkii aad imarisaba

dhulkeenu weeyi taladu
adna ha igu dheerayn

dhibatadan i haysa
ii soo dhaweeyo
aan dhamayno xaajada

geeed baxay la moodyee
dhin dhan ku dhaygagaye

dhawaaqan jeclaystaan
dhakhso kaa biinaya
dhayal ha u malaynine
iga dhab caashaqu

wadnahay ii dhufanayee
i dhiig qubanaye

dhibatadan i haysa
ii soo dhaweeyo
aan dhamayno xaajada

Exit mobile version