VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dulmiga caashaqa cover - Lyrics

Waxay dani keentay Iyo kalgacal baa ila Darsoo dad iyo duun- Yaba ka go’ay wax Baa daris ii noqdee X2 Dugaagaan wehesh- Adaa dul meerayaa Kaymahoo halkaad Iga daydaydiyo hal- Kaan hedheh hedheh Halkaan dagay kala Durkee x2 Ilaahbaa deeq bax- Shee dulmiga caash- Aqa ka daa dorashada Caashaqa ka daa x2 Danayso anon lahay Ma daalan abid ahaa Dantiisa uheelanoo Xishod lagu dayriyee X2 Balsheeg dan bigaan Wax qaba dib uraac Sheekada dadkoo hal- Kaad iga daydaydiyo Halkan hedheh hedheh Halkaan dagay kala Durkee x2 Ilaahbaa deeq bax- Shee dulmiga caash- Aqa ka daa dorashada Caashaqa ka daa x2
Queue is empty
-- / --