VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dulmiga caashaqa cover mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qadar keeyow
Dulmiga caashaqa cover

Waxay dani keentay
Iyo kalgacal baa ila
Darsoo dad iyo duun-
Yaba ka go’ay wax
Baa daris ii noqdee
X2

Dugaagaan wehesh-
Adaa dul meerayaa
Kaymahoo halkaad
Iga daydaydiyo hal-
Kaan hedheh hedheh
Halkaan dagay kala
Durkee x2

Ilaahbaa deeq bax-
Shee dulmiga caash-
Aqa ka daa dorashada
Caashaqa ka daa x2

Danayso anon lahay
Ma daalan abid ahaa
Dantiisa uheelanoo
Xishod lagu dayriyee
X2

Balsheeg dan bigaan
Wax qaba dib uraac
Sheekada dadkoo hal-
Kaad iga daydaydiyo
Halkan hedheh hedheh
Halkaan dagay kala
Durkee x2

Ilaahbaa deeq bax-
Shee dulmiga caash-
Aqa ka daa dorashada
Caashaqa ka daa x2

codkii Qadar keeyow