Adaa qurux iyo
Hanaan Adaa
Hoodiyo wanaag
Adaa haybad iyo
Asluub Hantayoo
Ideeqay
X2

Adaa hamigayga
Sare hubaashii
Uqaadoo aduun
Dabci aan lahelin
Rabi kuu hibeeyee
X2

Adaan kuu hilobay
Hankeey ku racee
Kaalayoo hamuntiyo
Iga gooy haradkoo
Iiga hiili caashaqa
X2

Adaa garashiyo
Hufnaan Adaa
Habsamiyo garaad
Adaa hadal san iyo
Xishood Helayoo
Ijiitay X2

Adaa haga ooqalbiga
Hooy kuu ahaadoo
Adaan hiil iyo hooy
Hawen kaga doorte
X2

Adaan kuu hiloobay
Hankeey ku raacee
Kaalayoo hamuuntiyo
Iga gooy haraadkoo
Iiga hiili caashaqa
X2

Exit mobile version