Samaan badanee
sunta caashaqa baa
saacad sahlan igu saahdo
Shalay iyo maanta sidaan ahay
Ma ojiyee, ma aqaanee

Muragaa igu sii dheer
Ma hurdoo mana harsadoo
Maharsadoo mana hurdoo
Murugaa igu sii dheer

Meel cidlaan cududada ku ceesho
Ciil qab caashaq culusaa
Cidlaa badatoo cabsiyaa doortee
Cidiga ku haayee
Musigaa shanaa heedhee
Murugtaana aan kaa saaro

Sawirkaaga siman baa
Sadrikayga saaqoo
Suuradaada seef ahaatee

Suubanay sabaax nuuray
Sadrigaad ku taalaayee

xuuralcayntii dunidaay
Xaajiyoo xasiloo
Xanaanee naftayda
Xumaan ka ilaali
Xilkaan ku xanbaarshoo
Xajiyoo xaqdhoowrooo
Xakamee naftayda

Dhamaan waxyahii iyo oofahoo
idil baad ku qorontahaoo
Musigaa shanaa heedhee
Murugtaana aan kaa saaro

Exit mobile version