dalka inuu dalkeen yahay
oo aan dadkiis nahay
daah nagama saarnee
waan udabaaldagaynaa
sanad guuradeena
udabaal dagaynaa
doorka xoriyadeena
udabaal dageynaa
dib ugocoshadeenaan
udabaal dageynaaa
udabaal dageynaa

dalkeenoo dhismaayaan
udabaal dageynaa
dadkisoo dhisaaya
udabaal dageynaa
lixdan guuradeenaan
udabaaldageynaa
doorka xoriyadeenaan
udabaal dageynaa
dib ugocoshadeenaa
udabaal dageynaa

isku duubnideeniyo
calankeena dooga leh
dusha sare kamuuqda
udabaal dageynaa
lixdan guuradeenaan
udabaaldageynaa
doorka xoriyadeenaan
udabaal dageynaa
dib ugocoshadeenaa
udabaal dageynaa

kala daadsanaatiyo
kala durugii waa hore
oolaga dawoobaa
udabaal dageynaa
lixdan guuradeenaan
udabaaldageynaa
doorka xoriyadeenaan
udabaal dageynaa
dib ugocoshadeenaa
udabaal dageynaa
dawladnimaadu waa door
lagu kala dambeeyee
maandeeq hasheenaa
udabaal dageynaa
lixdan guuradeenaan
udabaaldageynaa
doorka xoriyadeenaan
udabaal dageynaa
dib ugocoshadeenaa
udabaal dageynaa

da kastuu ahaadab
danaheena guudoo
loo wada dareeraan
udabaal dageynaa
dib ugocoshadeenaan
udabaal dageynaa
lixdan guuradeenaan
udabaaldageynaa
doorka xoriyadeenaan
udabaal dageynaa
dib ugocoshadeenaa
udabaal dageynaa

Exit mobile version