Nimuu caashaq
Caashaq heeroo
Hiiyi kici yayoo
Hilow ba an la oyoo
Hurdi wayay baan eheee
Habeenkina xiisaha
Hagaag uma caweeyoo
Inan kale ma heebshee
Mudanti haweenkaan
Riyo kula haa sawaa
Jeer aan hantiyo
Ama aan heloo
Hoy aan lagalo
hari waayaye
Had may ii iman
Nimuu nacab
Nacab Hagroo
khadraay hog dheer iyo
Halis uu ladoonoo
Hakin waayay baan ehee
Hubaashii nabsi ogola
Halkiisii maseego cidlo kuma Hun goobee hoygii jaceelkaan
dha dhab ugu hoyaadaa
jeeraan hantiyo ama aan heloo
hoy aan lagalo
Hari waayaye
Had may ii iman