Muqdishaay noloshayday
Naxariista adunkaay
Naftu tay ku nagaato
Nuurkii dalka hooyo
Masaakiin u maciin
Xamar malabiin inta
Kale ka muhiim
Muqdisho may minin
Midhaa cali kamiin
Arag xaawo kiin waxa
Jogto falastin baar
Liin gabdho jiro 15
Labis kooda iftiin
Kuligoo waa dhiin
Dhiin
Gaariga noo kici
Xiim xiim daqadaha
Noo xira bam bam
Noo daar biib waa
Play ciyaartu haday
Tahay bilow boqoradi
Dalka banaadir
Adoon buuq furin
Orod soo baro gobta
Iisoo dhawow iidhiib
Gacmah X2
Ku dhex mushaax
Kifaax meel kastoo
Magalada yow mushax
Cuqdad manaqaano
Ciyaal xamar nala shah
Jawigeena iska sax
Hadii kale bax meesha
Soogal sxb fakatax
Naftada unax kabax
Xunka xamar neceb
Baas ku tax my name
Is sharma iska sax
Look be four u leab
Gobanimad ma aha
Iib cadowgaga diid
Dadkaaga la ciid
Soobax fiid qofta soo
Jiid waxa shidan shumac
Shumis umac kuwa kale
Qac qac sii bac bac
Noloshaada dhac dhac
Becouse waa bac
Mana nihin isku fac
Ii soobdhawoow iidhiib
Gacmaha
Cuqdad manaqaano
Ciyaal xamar nala shah
Jawigeena iska sax
Hadii kale bax
Hadii kale iska bax
Waryaa bax