Dharaaraha wacnaanta
Leh ruux kula wadaago
Warka adigaan kaguraa
Markay kaa wareertee
Waayuhu ku ciilaan
Haduu kaa wareego
Ruuxad ku wayn tahoo
Wadnihiisa kugu qoray
Miyaa wax dheef miya
Lasiista

Wakhtiyada xanuun
Kaa lehe ruux kula
Wal waalo warka
Adigaan kaa jiraa
Markay kaa wareertee
Waayuhu ku ciilaan
Haduu kaa wareego
Ruuxad ku wayn tahoo
Wadnihiisa kugu qoray
Miyaa wax dheef miya
Lasiista

Exit mobile version