yaa u sheega i dareen i heloo
qalbiga i dhex qaaday
aragtidana indhaha
ay u tahay farxadee

ogsoonow inanyahay
adaan maalmahanba jacaylba
igu beeray huuno
farxadna ii muujiyee
ogsoonow inanyahay

inay tahay ilays us heegay yartuye
iftiinkii nolosha iyaduna tahayee
hargaysoo aan dagaynaa
muqdisho aan dagaynaa
garoowe aan dagaynaa
jigjiga aan dagaynaa
aan dagaynaa aan dagaynaa

in udgoon i deeqd
muuqeeda wacanyahay
anigaa asiibayoo
ku qaba jacayl dhabee
ogsoonow inanyahay

kismaayo aan dagaynaa
baydhabo aan dagaynaa
jawharna aan dagaynaa
gaarisa aan dagaynaa

Exit mobile version