caashaqa awgii ilin dheeriyo
oohinaan jirin ma awoodee
ma aflaantaan ka amaahdaa

intaan odhan lahaa een amaaniyo
eray dhihilahaa aad istaahisho
aan fikiri laa aan fikiri laa

qof ardaa laa aqal wacanoo
nin araarlaa aqli hufanoo
intifaac le karti eegoo
yay aduunyadu indho kuu noqon

intaan tari lahaa aan itaaliyo
eersan furi laaa aadiyo aad
aduun qaban waa aduun qaban waa

jacayl ooftiyo uurka weeraray
amarkiisa ma ilaaqbaan
u adeecaa ma ogsooniyee

Exit mobile version