hala weeye hala
ahlan wasah lan
hala weeye hala
ahlan wasah lan

sida macalin diiniyed
waa malab codkaaguye
dhagihii macan saday
maqalkaaga xiisee
miirkiyo garaadkiyo
indhihii ku milicsaday
quruxdaada muuso

hala weeye hala
ahlan wasah lan
hala weeye hala
ahlan wasah lan

inta lala midoobiyo
nasabkii majeertoo
qofkii malin kula nool
jawigaa micno uloo
nolosha umacaan

hala weeye hala
ahlan wasah lan
hala weeye hala
ahlan wasah lan

magaciyo karamada
milgahaaga shrafta leh
suugaan mug wayn
maansiyo tix iyo gabay
kugu muujin maayo ohoo
nasankii amaantiyo ohoo
hadal lagu macnayn jiray ohoo
waxaad dheertahay maamuus

Exit mobile version