kugu miray dhulkoo miray
siman meel ilaa meel
adaan kugu masaalaa

ma mabsuudoo aniguba
maalin saacad iyo minid
macaanow la'aantaa

alla alla
kugu miray dhulkoo miray
alla alla
siman meel ilaa meel
alla alla
adaan kugu masaalaa

alla alla
ma mabsuudoo aniguba
alla alla
maalin saacad iyo minid
alla alla
macaanow la'aantaa

adaa maanka ruuxdiyo
mulkiyey quluubtoo
marley kuma agdhigi karo

anba xubi nooloo xiimiyo
laabta kugu mataanshoo
raga kulama meel dhigo

kol hadaan masuul ahay
adiguna marwadi tahay
oo macaan iyo dhayaal
tahay waa mahad illahey

kol haduu is mudashada
ku mash quulay nacabkii
aan saxnoo mashxaradnee
waa mahad illahey

alla alla
kugu miray dhulkoo miray
alla alla
siman meel ilaa meel
alla alla
adaan kugu masaalaa

alla alla
ma mabsuudoo aniguba
alla alla
maalin saacad iyo minid
alla alla
macaanow la'aantaa

kol hadaan masuul ahay
adiguna marwadi tahay
oo macaan iyo dhayaal
tahay waa mahad illahey

kol haduu is mudashada
ku mashquulay nacabkii
aan saxnoo mashxaradnee
waa mahad illahey

alla alla
kugu miray dhulkoo miray
alla alla
siman meel ilaa meel
alla alla
adaan kugu masaalaa

alla alla
ma mabsuudoo aniguba
alla alla
maalin saacad iyo minid
alla alla
macaanow la'aantaa

kol hadaan masuul ahay
adiguna marwadi tahay
oo macaan iyo dhayaal
tahay waa mahad illahey

kol haduu is mudashada
ku mash quulay nacabkii
aan saxnoo mashxaradnee
waa mahad illahey

alla alla
kugu miray dhulkoo miray
alla alla
siman meel ilaa meel
alla alla
adaan kugu masaalaa

alla alla
ma mabsuudoo aniguba
alla alla
maalin saacad iyo minid
alla alla
macaanow la'aantaa

Exit mobile version