VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anfac - Lyrics

laki xubi yaa nafsi wafiiki maaliki wa anti fii albi yaa nuural cayni anta minii wa minki yaa malikata ruuxii ruuxalcayntii dunidee qurux lagu xidigiyaay xididada dareenkiyo xubuur wadnaha kuyaal waxaan kuu xaqdhowraa sidaad iixurmaysoo anfac naftaa xiise galisaa anfac xiise galisaa hooyadii xishoodkiyoo xeerka kuu tilmaantaa duco kuu xantoobtoo xujo kaa fogeyseee Allow yaad xananiyo xubi waara kugu dhaqa yaa xabiibi mooyee erey xanaf le kugu odhan bir xalaala unoqotaa xurmo kuugu sacab tuma
Queue is empty
-- / --