VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Anfac mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qamar suugaani
Anfac

laki xubi yaa nafsi
wafiiki maaliki
wa anti fii albi
yaa nuural cayni
anta minii wa minki
yaa malikata ruuxii
ruuxalcayntii dunidee
qurux lagu xidigiyaay
xididada dareenkiyo
xubuur wadnaha kuyaal
waxaan kuu xaqdhowraa
sidaad iixurmaysoo
anfac naftaa xiise galisaa
anfac xiise galisaa
hooyadii xishoodkiyoo
xeerka kuu tilmaantaa
duco kuu xantoobtoo
xujo kaa fogeyseee
Allow yaad xananiyo
xubi waara kugu dhaqa
yaa xabiibi mooyee
erey xanaf le kugu odhan
bir xalaala unoqotaa
xurmo kuugu sacab tuma

codkii Qamar suugaani