dhaawaca ku haleelay
hadaan dhayi waayo
dhib baanan lahayne
iidhaw qalibigaaga

farxada aad udhib tootay
hadaan dhisi waayo
anaan dhinacayga
dhabtii garanayne
caashaqa dhaxalkiisa

horaan uugu dhaartay
dhabtaada xabiibi
inaanku dhamaysto
dhamaan noloshayda

dhadhaar qudha heedhe
waxaad dhibsanayso
inaan ku dshaqaaqo
macaan dhicimayso

dhamas noloshayda
walee dhihi maayo
marna dhagahaaga
dhawaaqku damqaaya
dhabtii uma quudho

Exit mobile version