VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo - Lyrics

cawo quruxeey cisi badaneey meel cid galaba falaadha casbay dayaxa caadli cadeeyay dhulkaay ubax caraf badan casuus laay cishqi beeray caashaq keenaay farxad curiyaay rug casuumaay caqli doojaay cirsiga qalbigaay xisku cugtayeey hanku calmadayeey adaa curdaneey caalamkoo idilbaa kuu curay laabtoo ku ladhay calanke noqo ciil tira noqo caawiya iinoqo cilmiyaa noqo caymiyaa casiis idamkii cawo sharafey daruur curatay cirku da ayoo daad is caliyaay rahu ciyayoo cododi jiibshaay nasab baxayoo caqiida laheey naftay caloolyow caduun dumal cajis daaliyo dhibka cuudshaay jawi cusuboo cajiibaay ku cindiga maanka cuskaday adaan cadradeey calamkoo idilaa ku ludhay laabtoo ku lulay calankee iinoqo ciiltira iinoqo caawiya iinoqo cayniyaa casiis idamkii
Queue is empty
-- / --