VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Cawo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qamar suugaani
Cawo

cawo quruxeey
cisi badaneey
meel cid galaba
falaadha casbay
dayaxa caadli
cadeeyay dhulkaay
ubax caraf badan
casuus laay
cishqi beeray
caashaq keenaay
farxad curiyaay
rug casuumaay
caqli doojaay
cirsiga qalbigaay
xisku cugtayeey
hanku calmadayeey
adaa curdaneey
caalamkoo idilbaa
kuu curay laabtoo
ku ladhay calanke
noqo ciil tira
noqo caawiya
iinoqo cilmiyaa
noqo caymiyaa
casiis idamkii
cawo sharafey
daruur curatay
cirku da ayoo
daad is caliyaay
rahu ciyayoo
cododi jiibshaay
nasab baxayoo
caqiida laheey
naftay caloolyow
caduun dumal
cajis daaliyo
dhibka cuudshaay
jawi cusuboo cajiibaay
ku cindiga maanka cuskaday
adaan cadradeey
calamkoo idilaa
ku ludhay laabtoo
ku lulay calankee
iinoqo ciiltira
iinoqo caawiya
iinoqo cayniyaa
casiis idamkii

codkii Qamar suugaani