waxaan helay dheele tira
dismaha noloshayda kaba
qof iidhigma oo ijecel
qofaan dhaawacayga iyo
dhibtayda usheegan karo
haday tahay dhaqasho guri
waxaan helay dheemantii
haween ugu dhaban wacnayd
dhaayaha aragaa ku jecel
dhaguhu waxa ay maqlaan
dhawaaqaaga umudan

hadaan helay dheymihii
dhamaan unugyada wadnuhu
awooday k dhaqaaqayeen
haduumbay iidhantahay
noloshaan mudo dhowrijiray
sidad ugu dhaarataan
macaan ugu dhaarataan
xidhiidha udhowrayaa
dhaayaha aragaa kujecel
dhagaha aragaa kujecel
dhaguhu waxa ay maqlaan
dhawaaqaagaa umudan

Exit mobile version