jasiirada dheeman luula
dharaarahan soo dalxiisanay
waxaan dhex maquurtay yabab
waxan dhamay waadi doora
waxaan dhilay geedo dible
tixihu ma dhamaan nayaane
intan dhaban wali arkaayay

intaan dhag kuraacay naago
intaan dhalo daawanaayay
tano kale wali ma dhaadin
ma dhugan quruxdeeda wanag

dheeheediyo bilicda jaaha
dhalaalkiyo midab caskeeda
dhexdeediyo nasaha qiyasta
kub keediyo dhuxa nurka

talabo dhaqaq sigeda
dhagtiyo laaf yaha israca
dhayihi ku dhuma wareeray

dhab mooy aah
halkan maraayo
ku dhumaye aaah
sida loo abuuray

xiskay dhufata ku hesay
marku dhaka farka yaabay
malaha tani waa dhamayse
dhashii nabi aadan maha
dhabay shani waa qof gaara
dhigeed kuma uuna koonka

jasiirada dheeman luula
markaan dhaayahayga saaray
waxan dhawr jeer la yaabay
sida dhudi loodhameeyay
kor keeda dhalal ka nuurka
dhehiyo midabka dhinka
kolan dhugashada kudaly
waxan garab dhigana wayay
ayaan dhaygagii asqoobay
afka dhawaqi ka wayay
shantan dhabn kayga saray

Exit mobile version