Durdurada janada mara
Tii loogu maydhee
Maamuus la siiyaay
Maamuus la siiyaay

Mudantii haweenkaay
Adigaa marwa u ah dumar
U martabad sareeyee
U martabad sareeyee

Marka indhahaba ku eegaan
Mashaqada dhawaaq aduunkiyo
Murugada waan ilaawee
Murugada waan ilaawee

Midabkaagu waa murugo la
Dhagahaagu waa sharaf dhala
Waxaa ciida ugu mudan bala
Dhirta meesha sarteebana
Ifka mahad ku midoobaa

Midabkaagu waa murugo la
Dhagahaagu waa sharaf dhala
Waxaa ciida ugu mudan bala
Dhirta meesha sarteebana
Ifka mahad ku midoobaa

Exit mobile version