VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumo - Lyrics

dhabeel muuqsan dhuuxii gubtiyo dhimirsaneey huuno qurux dhaba dhaariyo laxaad eebe kuu dhaliyee dhabanada dhalaal lagusidkiyo midabka dheehaagu igu dhigay jaceyl aan ladhacay dhumucda xogisa ereyaha dhagihiii awdmay iyo dhayaya maankyaga sidaad ugu dhawaaqday macaan dhaygag igu beeray qalbi adiga kuu dhadhaby dhaaxaa dhaaxaa iyo dhaaxaa hoo dhow dhaadadkeee hanasii dhiiradeen la qaboo jaceylka dhigaaga ubax dhilan dharab lagu subkoo arag dhalaalaay faadumooy qoraxdu ileys kuyara dhibayn kugu yara dhaqaalaysay fadumooy adigaa ka dhigan muuqana wax dheer dhugasho eegnina faadumooy xulkii dhediga dhulka iyaa arligaa eebe udigay eee dhabtii adigaa eebe kaa dhigay qalbiga adigaa kuu dhadhabay dadkaba dhaaxa iyo dhaaxa hoo dhawr dhaadadkii hawnaa hanasii dhiiradeen ooo la qabo jaceylka dhigaaga
Queue is empty
-- / --