VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Faadumo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qamar suugaani
Faadumo

dhabeel muuqsan
dhuuxii gubtiyo
dhimirsaneey huuno
qurux dhaba dhaariyo
laxaad eebe kuu dhaliyee
dhabanada dhalaal lagusidkiyo
midabka dheehaagu
igu dhigay jaceyl aan
ladhacay dhumucda xogisa
ereyaha dhagihiii awdmay
iyo dhayaya maankyaga
sidaad ugu dhawaaqday
macaan dhaygag igu beeray
qalbi adiga kuu dhadhaby
dhaaxaa dhaaxaa iyo dhaaxaa
hoo dhow dhaadadkeee
hanasii dhiiradeen la qaboo
jaceylka dhigaaga

ubax dhilan dharab lagu subkoo
arag dhalaalaay faadumooy
qoraxdu ileys kuyara dhibayn
kugu yara dhaqaalaysay fadumooy
adigaa ka dhigan muuqana
wax dheer dhugasho
eegnina faadumooy
xulkii dhediga dhulka iyaa
arligaa eebe udigay eee
dhabtii adigaa eebe kaa dhigay
qalbiga adigaa kuu dhadhabay
dadkaba dhaaxa iyo dhaaxa
hoo dhawr dhaadadkii hawnaa
hanasii dhiiradeen ooo
la qabo jaceylka dhigaaga

codkii Qamar suugaani