VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hamoodin inaan darnaaday mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qamar suugaani
Hamoodin inaan darnaaday

hadaan ku doono ku doortaye
ha moodin inan darnaadey
hadaan dadka ku jeclaaday
ha moodin inan daciifay
hadaan ka daba gucleeyay
ha moodin inan duloobey
hadaan dookha kugu yeelan
ha moodin inan dulseegay
hadaan shalaay ku dadaalay
ha moodin inan riyooday
hadaan maantana ku daayay
ha moodin inan ku deyrshey

hadaan xidhiidhkii dayaacay
ha moodin inan dhaqaaqay
hadaan damacaaga diiday
ha moodin inan dangaree
hadaan aamusni dan moodey
ha moodin inan ku diiday
dhexdaada hadaan idleeyay
ha moodin inan daldoortay

codkii Qamar suugaani