VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hiloow mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qamar suugaani
Hiloow

In kastoo hablaha kale
Hadba inan la hayn jiray
Haasaawe mooyee
Hortaa caashaq ima helin
Nafta uma hibeeye hiloow

In kastoo hablaha kale
Hadba inan la hayn jiray
Haasaawe mooyee
Hortaa caashaq ima helin
Nafta uma hibeeye hiloow

Adaan kuu hiloobay
Halkuu gaadhay xiisuhu
Qof haween ka soo hadhay
Qalbigayga muu hanan
Qof haween ka soo hadhay
Qalbigayga muu hananee

Adaan kuu hiloobay
Halkuu gaadhay xiisuhu
Qof haween ka soo hadhay
Qalbigayga muu hanan
Qof haween ka soo hadhay
Qalbigayga muu hananee

Sidii damal har weyniyo
Hubka dhaxanta ii noqo
Ana dunida hodaneey
Ilaa mawdku iga helo
Hareertaada iga eegee

Sidii damal har weyniyo
Hubka dhaxanta ii noqo
Ana dunida hodaneey
Ilaa mawdku iga helo
Hareertaada iga eegee

In kastoon hagaag dumar
Hami guur iyo hawiyo calaf
Intaan hawlo iskugu nimi
Hiilkooda mooyee
Haaraami waligay

In kastoon hagaag dumar
Hami guur iyo hawiyo calaf
Intaan hawlo iskugu nimi
Hiilkooda mooyee
Haaraami waligayee

Hadana waan hubaayoo
Sidaan adiga kuu helay
Haqab tiraha noloshaan
Haraadkayga biisee
Haqab tiraha noloshaan
Haraadkayga biisee

Hadana waan hubaayoo
Sidaan adiga kuu helay
Haqab tiraha noloshaan
Haraadkayga biisee
Haqab tiraha noloshaan
Haraadkayga biisee

Sidii damal har weyniyo
Hubka dhaxanta ii noqo
Ana dunida hodaneey
Ilaa mawdku iga helo
Hareertaada iga eegee

Sidii damal har weyniyo
Hubka dhaxanta ii noqo
Ana dunida hodaneey
Ilaa mawdku iga helo
Hareertaada iga eegee

codkii Qamar suugaani