miyaan gama hawaystaa
habeenkii la'aantaa
xag hore u seexda
hadii aanad ila hadal
hooyo igu odhan
hurdo miyay i qabataa
hooyay

sanuftaada horaadkiyo
xaneedka siisee
dhabtii kuma tabaysoo
aragaagu hooyay
ani ima haraad tiro

waxa tahay hubaashiyo
hagahayga noloshayde
ifka hibo ku noolow
aakhirana hadhaciyo
janadii ku hooyo
hooyo hano kitaabkii

Exit mobile version