waa ubax qalbiga
ku eekaadayaao
igu qaaliyoo
ii hilaacacyoo
u heelanahay
iintu

abaaliyo amaan huuno
la isma inkiree huuno
anshaxiyo asluubtiyo
aqliga fiican
ee EEBE kuu dhaliyay
adigaa faadumoy iska le

ubadkaan dhaliyo
faadimoy adigaan
ifka kuu jecelay
ooridaydiiyeey
taan aaminaay
ALLAHAYOW ku daa

waa taan arlada
iyo aynigaa
iska eeganoo
axdigaan lahayn
ma ilaawayee kow dhe

aqaliyo ilays heedhe
alalaas mashxarad laba dhe
udubkiyo ismaqalkiyo
uliyo diirka
labadeenu aan nahay
adigaa faadumoy iska leh

ubadkaan dhal

Exit mobile version