Gu samaada iyo u fasaxan saxoo
Geen saaray ubax aan kasaydhaye
Gu samaada iyo u fasaxan saxoo
Geen saaray ubax aan kasaydhaye
Geen saaray ubax aan kasaydhaye
Geen saaray ubax aan kasaydhaye

Gu samaada iyo u fasaxan saxoo
Geen saaray ubax aan kasaydhaye
Gu samaada iyo u fasaxan saxoo
Geen saaray ubax aan kasaydhaye
Geen saaray ubax aan kasaydhaye
Geen saaray ubax aan kasaydhaye

Inaan sama wadahay
Saxar tira dhayaay
Saaxibkay midhuu
U samaryey u samraysay

Inaan sama wadahay
Saxar tira dhayaay
Saaxibkay midhuu
U samaryey u samraysay

Waxaad wada sugtaan
Wada sahadisaan
Caashaqaa sidjee
Saakaba wakaa
Sabo wacan ka berayee

Waxaad wada sugtaan
Wada sahadisaan
Caashaqaa sidjee
Saakaba wakaa
Sabo wacan ka berayee

Gob gob sahansataay
Waxaa tihiin samaad
Gabalada guul san iyo
Siday doonayeen helay
Wakhti uu ku simay
Wakhti uu ku simay
Wakhti uu ku simay

Gob gob sahansataay
Waxaa tihiin samaad
Gabalada guul san iyo
Siday doonayeen helay
Wakhti uu ku simay
Wakhti uu ku simay
Wakhti uu ku simay

Maxamed saadaq iyo
Iimaan suurad qurux
Arooskoodan sugan
Gamaantii sidhaan
Saf saf ugu kacoo
Sara kaca u kaca
Sacabeeya oo u kaca
Sacabeeya oo u kaca

Maxamed saadaq iyo
Iimaan suurad qurux
Arooskoodan sugan
Gamaantii sidhaan
Saf saf ugu kacoo
Sara kaca u kaca
Sacabeeya oo u kaca
Sacabeeya oo u kaca

Heesahaa saree hoobeey hoobeey
Loo soocay iyaga hoobeey hoobeey
Sacbiyoo u kaca hoobeey hoobeey
Kaca oo u kaca hoobeey hoobeey

Heesahaa saree hoobeey hoobeey
Loo soocay iyaga hoobeey hoobeey
Sacbiyoo u kaca hoobeey hoobeey
Kaca oo u kaca hoobeey hoobeey

Heesahaa saree hoobeey hoobeey
Loo soocay iyaga hoobeey hoobeey
Sacbiyoo u kaca hoobeey hoobeey
Kaca oo u kaca hoobeey hoobeey

Heesahaa saree hoobeey hoobeey
Loo soocay iyaga hoobeey hoobeey
Sacbiyoo u kaca hoobeey hoobeey
Kaca oo u kaca hoobeey hoobeey

Exit mobile version