eheliyo azxaab idiin heelanbaa
idiin heesaaya ubax idiin lulee
ku abshira jacayl

aqalkaad dhisteen kula alkuma wanaagoo
waa abqaal khayr waa mahad ALLE
isku haba kalgacal dhaba

ALLOW ALLOW muna iyo nimcaan
ubada doora sii ubad diin le sii
ubada daacada sii anfaca hadhow
anfaca hadhaw u adeega sii

laba aynigood iska soo xushoo
is ilaashadoo isku uursaniyo
isku uursaniyo noqda uliyo diir

indho caashaq laba isku eegta oo
isku daawadoo ilayskaad shideen
abidkiin ha sii jiroo

Exit mobile version