Qalbigan sigtayoow mar kale
Car keen gabadhoo mar kale
Mar uun usoo gudub qof kale
Ka soo kabo tii kal horee
2x
Jacaylka ka eeg dhan kale
Yartaba U eeg si kale
Adoon kuhonayn wax hore
Ku soo durug inantan kale
2x
Iskala kiciyoo mar kale
Queenta la beer wax kale
Ku qanac nafsadaadan kale
Kashaada dawee mar kale
Iskala kici iskala kici
Iskala kiciyoo mar kale
Queenta la beer wax kale
Ku qanac nafsadaadan kale
Kashaada dawee mar kale
2x
Karaamada Dhowr mar kale
Kuftee kac kab soo kakabo
Ku qanac inantaa ku jecel
Kalaamka macaan ku badi
2x
Ka roonow oohin kale
Kun jeer qosol maalin kale
Ku jooji halkaa kuf kale
Ka roonow xaaskan kale
2x
Iskala kiciyoo mar kale
Queenta la beer wax kale
Ku qanac nafsadaadan kale
Kashaada dawee mar kale
Iskala kici iskala kici
Iskala kiciyoo mar kale
Queenta la beer wax kale
Ku qanac nafsadaadan kale
Kashaada dawee mar kale
2x

Exit mobile version