qalbiga doogiyo
xiisaha dubayoo
qurbiyo dibad baa
idaashadayee
miyaan deganeey
ka daahi lahaa
ala ala ala waa runteey
adaa duuloo
dabeysha cirkaay
duruufaha jiiraa
ka daga degalee
dareenkaygiyo
fariimaha diroo
dartaa dhayarkii
waa dalan baafi
xanuunka dadkiyoo
dunida kala xidhay
damaqa ihayaa
kasii daranoo
dalkii hooyiyo
muunaan udarsadey
cidliyo darbigaan
wada darisnoo
waxaan dugsadaa
xusuus durugtoo
rajaan dacalkiiyo
darafka haystaa
ala ala ala waa runtay
xaalaan degal daagal
daawafay dhulkoo
hargeysiyo daan
walba dul maroo
qoraxda degdaysaybaa idabartoo
riyaan kugu daawan lahaa
xanuunka dadkiyo
dunida kala xidhay
damaqa ihayaa
kasii daranoo
dalkii hooyiyo
munaan udarsadey

Exit mobile version