Jacaylkaagaan ku dhaaratay
Inaanan jeclayn qof kale
Jamaalkaagaan ku dhaartay
Inaanan jaleecin ruux
Dunida waxa jooga dumar

Jacaylkaagaan ku dhaaratay
Inaanan jeclayn qof kale
Jamaalkaagaan ku dhaartay
Inaanan jaleecin ruux
Dunida waxa jooga dumar

Xabiibi intaad jirtana
Jacaylkaaga i hantiya
Janooy ala waa ogyee
Aduunka intaad jirtana
Jacaylkaaga ii dhaxala

Xabiibi intaad jirtana
Jacaylkaaga i hantiya
Janooy ala waa ogyee
Aduunka intaad jirtana
Jacaylkaaga ii dhaxala

Jidhkuunbaa laba qofee
Waxaan nahay jeex qudhoo
Qofaan la simaa ma jiro
Qofaan la simaa ma jiro

Hadaadan isiini jirin
Naftaan jalka qaadanayn
Xubnahan igu wada jira
Xukun yidhi jiirkaygiiyeey
Jawigaad ii hagaajisaa

Hadaadan isiini jirin
Naftaan jalka qaadanayn
Xubnahan igu wada jira
Xukun yidhi jiirkaygiiyeey
Jawigaad ii hagaajisaa

Xabiibi hadaanad jirin
Jawaab wacan uma heleen
Anigu noloshaan ku jiro
Naftuna ma jimcaysateen
Hadaanad isiin jacaylee

Xabiibi hadaanad jirin
Jawaab wacan uma heleen
Anigu noloshaan ku jiro
Naftuna ma jimcaysateen
Hadaanad isiin jacaylee

Jidhkuunbaa laba qofee
Waxaan nahay jeex qudhoo
Qofaan la simaa ma jiro
Qofaan la simaa ma jiro

Jidhkuunbaa laba qofee
Waxaan nahay jeex qudhoo
Qofaan la simaa ma jiro
Qofaan la simaa ma jiro

Exit mobile version