mudadii aan kala fogayn
maqana joogan ahaa
cidliyo mugdibaan ku jiray
xiliyada kala miirankee
magaladuu seexataa
anigu soo miirsan jiray

amisana kolka dhanka iyo
hareeraha milicsado
qalbigu murugoon jiro
dareena mugdhafi jiray
intaan mawjadaha dhex galo
miraan qabita jiray

hadaan miirkina
inaad ii muqatoo
maankaygu niyaysan jiray
jabkaan isla soo marniyo
marnaba ma ilaawi jirin

marxalad si aan la igu garan
isbooji wakhtigan ku jiray
farxada mataana ahayd
rajo soo maquuniso
niyadii iga maahsanayd
maanta ukiciyaan helay

midaan malab soo da'o
dushayda ku miistaydayo
nalbaa meela iga xigay
xasuusba xasuus ka weyn
ka raystay dhibkaan mutaysto
nimcaan majaroorsaday

haduu xiisuhu mayahay
haday wax ma ladhayo
dibnuhu ay qoslayan mar kale
intaan isma galayn
macaan laga tagaa
warmaha lagmeyay

Exit mobile version