kulankii horiyo
kelmadahan kabanay
kalgcaylka ka beermay
yaa ilaawi karaya

hadaan maanta kaali aha
miyaan ilaawi karaya

kaftankaagu xabiibi
jacaylkuu kordhiyaye
kaahi hurdadaada
kaafigii iga waalay

kolkii kubkaheda
kal iyo laab xubnahaga
kalmadan ku qiyaaso
kaba waayey afkayga

kawda march xabiibi
kashadu way ku dagtaaye
kaarte 6 kaarte 4 karte 3
kulankeenu waa guudka
kaarte 5 aan ku qaadan

sida aan kasbadayda
kartidii wadnahayga
kugu keenay xabiibi
yaa awoodi karaaya

kolka dhacadaaney
arooskenu kalkiisu
mubaisa kol aadi
toddobado ku qaadan

kaama maarmo hargeysa
sanigayga kor u qaado
inta gaadhi ku saaro
waa ina ku tusaa
aan ku geeya xero awr
kugu leexsha start
kugu fura shacabkoo
kolba meel ku baraa

wadnahayga korkiisay
waa ina ku baraa
oon ku geeyo waberi
oon ku dhigo boondhere
una dalxiisna dayniike

Exit mobile version