Noloshu malahayn macane
Macnaha adigaa uyeelay
Waxaa kuu mahad naqaysa
Niyadaad mooraalka siisay
X2

Wuxu bixin karo makhluuqu
Naftaa umartaba saraysee
Macaan qasnadaha jirkayga
Adaan magan kaaga dhigay x2

Waxaan maqli jiray xabiibi
Marka aad hesho ruux kal
Furan murugta waa laga
Baxaayee mugdigii adigaa
Kaxeeyay
X2

Waxaan maqli jiray xabiibi
Marka aad hesho ruux kal
Furan murugta waa laga
Baxaayee mugdigii adigaa
Kaxeeyay
X2

Kuwii iga maad sanaayay
Maantaan ujawabayaaye
Inaad tahay ruux masuula
Anaa kuu marag furaaya

Sidii dhirta maacalayshta
Muuqaalkiyo aragtidaada
Ayaan ku maqsuudayaaye
Hortayda ka muuqo qaali
X2

Waxaan maqli jiray xabiibi
Marka aad hesho ruux kal
Furan murugta waa laga
Baxaayee mugdigii adigaa
Kaxeeyay
X2

Waxaan maqli jiray xabiibi
Marka aad hesho ruux kal
Furan murugta waaba laga
Baxaayee mugdigii adigaa
Kaxeeyay
X2

Exit mobile version