ku jeclahay ku naawilay

hurdaan gam'i jiray
helay nafta
qof ku munaasibe
farxadii dunidaan nuurkiye

lama dhiiftay umaayey
masiirkii nafta hirgalay

waxan ku noqday mabsuud
codkaaga markaaga markan maqle
farxadii dunidan hantiyey

lama dhiiftay umaayey
masiirkii nafta hirgalay

ada marwadaydiyee
nolosha maareyaye
maalintayda wanaajiye
munaay ii faraxsanow

hirgaley umaayey

lama dhiiftay umaayey
masiirkii nafta hirgalay

Exit mobile version