nasiin kalmadaha hankaay
nasiin kabaha xiskaay
nasiin ka hiil baxoo
kufkayga idhaafisaa
konkaba waxa dumar ku nool
hadii koorto laygu xidho
adaan kali kaa jantoo
ma karo qalbigani mid kale
inan kulan kugu bartana
kasiirka adegadiyo
kariimkaa mahad iska leh
kashuna way kuu ogtahay

hidkii farxadeen helaay
nasiin kalgacayl dhabaay
kolkooli kashaad dagto
nafyahay hanataye qalbiga
adaa kaw iyo kun jeer
ku nool qalbigani kamilan
kolkooli kashaad dagtiyo
kafee hanataye qalbiga

Exit mobile version