dhaayahan wax ku daawadaay
wadnaha dhaqdhaqaaqayay
dhiigu ku shaqeynayaay
dhararihii u adkaaa
dartaabaan ku dhaafayoo
markaan ku helaan dhaqmoo
noloshaad ii dhamaystirtee
shugriyeey nafta dhiirisaa
ku tidhi dhakhtarkaygiyeey
ma dhalan dunidani ma dhalan
agtaada qof aan dhigaaa

dhibkayga kuwii jeclaa
ka xidho dhagahaad itidhi
ha jabin hayga dhicin macaan
markaan yara dheeliyana
dhaqaaq socodaad itidhi
xasuustaydaan kudhigay
dhagaxa buuraha kujira
hadaan dahab kaa dhigo
qoortaadana dheeman sudho
abaalkaagii ma dhigin
shugriyeey naftad dhiirisaa
ku tidhi dhakhtrkaygiiyeey
ma dhalan dunidan ma dhalan
agtaada qof aan dhigaa
agtaada qof aan dhigaa

Exit mobile version