La dheeldheelayee
Igalkooda guud
Dumarkuna dhamaan
Dhamays weeyee
2x
Ninba tuu la dhaco
Uu odhan dhigeed
Dhifil dheertahay
Uu ku dhaadan kali
2x
Aniguna run dhaba
Siday ahay daraad
Taashbaan dul dhigi
Kuwaa asalka dhala
Kuna nool dhulkeena
2x
Dhinaceeda mar qudha
Markaan dheehdo ani
Dhaygag baan la dhici
Shantaan saari dhaban
2x
Wey dheernihiinoo
Dhufashada wadnaha
Bay dhaqaaq ku dari
Aan dhababayn
2x
Aniguna run dhaba
Siday ahay daraad
Taashbaan dul dhigi
Kuwaa asalka dhala
Kuna nool dhulkeena
2x

Exit mobile version