Quruxdaada iftinka badan ilayskaa ka hinaasayee
Indhihii ku arkaa shukriya
Codkaaga awooda badan
Dhagaha awdan buu furaa
X2

Siduu kuu abuuray baa
Aduunku layaban yahee
Ilaahay khabiir sanaa
X2

Asluubtaada hagaagsan
Iyo aqoontaan kuguracayo
Mahayo eray kuu qalmee
Odhaah daadaan sugoo
Anfaco kaga maar mayaa
X2

Sidaan isku aaminaa
Aduunku layaaban yahee
Aqoontu wanaagsanaa
X2

Exit mobile version