VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaalnimo - Lyrics

baahiyaha jidhkiyo wadaha kujecel si walalnimo aaa wehelkaygiyeey waxaad tahay walaal wakhtigu uu na baray goor wanaagsanoo waaxdeena mideeyay walaal nolol san iyo naxariis ku waar waynaheen kusii wax kastoo adigaa farxadaada wadaa farxadaada wadaaa wayashada qalbiga duco waafiyooo walaal kaaga timid waan kuu wadaa waynaan kuu baryee war war li walaal noloshaada wadoo gobaadnimo ku waar walaal nolol san iyo naxariis ku waar waynaheen kusii wax kastoo adigaa farxadaada wadaa farxadaada wadaa
Queue is empty
-- / --