VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Walaalnimo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qamar suugaani
Walaalnimo

baahiyaha jidhkiyo
wadaha kujecel
si walalnimo aaa
wehelkaygiyeey
waxaad tahay walaal
wakhtigu uu na baray
goor wanaagsanoo
waaxdeena mideeyay
walaal nolol san iyo
naxariis ku waar
waynaheen kusii
wax kastoo adigaa
farxadaada wadaa
farxadaada wadaaa

wayashada qalbiga
duco waafiyooo
walaal kaaga timid
waan kuu wadaa
waynaan kuu baryee
war war li walaal
noloshaada wadoo
gobaadnimo ku waar
walaal nolol san iyo
naxariis ku waar
waynaheen kusii
wax kastoo adigaa
farxadaada wadaa
farxadaada wadaa

codkii Qamar suugaani