xinjiro laga dhuray wadnaha
xubigan i waraabin jiray
qofbaan helay i xafida

la dhaaf xiligii adkaa
naxdinta faraxbaa ku xigay
wakaa qalbigii xasilay

xanteena kuwii jeclaa
u sheeg xaaskaygiiyeey
xafladii meherkeena iyo
inuu dhawyahay xuskii
xidiigii nasrigeena waday

qalbiga xeradiisa wacan
caashaqa ku xanaanin jiray
xulbaan helay dhawrta nolol

xidhiidh labadii lahaa
lawaa waqtigii xayiray
wakaa xubigii hirgalay

Exit mobile version