Nin kabaysan hawlihiis
Xubigaba abuura
Xanuunada qaare
Xurgufta iyo doodo
Marbay tahay xaalad
Xiisahaba jacayl
2x
Nin kabaysan hawlihiis
Qalbigan xubigaagu
Ku xaadiray qaali
Ayaa xidigtaydaay
Ku xaal marinaayee
Macaanto xagayga
Xumane ha U quudhin
2x
Anaa xiska waalan
Dartaa xumadaysan
Xabiibti U sheegi
Xayaati danteena
Inaad xajinaysoo
Inaad xajinaysoo
Shaydaanka ka xoree
Shaydaanka ka xoree
3x
Xasuuso macaanka
Xuskii nolosheenaa
Xarfaha magacaaga
Inaan ku xariiqay
Xididka dhiiga qaada
Xasuuso macaanka
Xarfaha magacaaga
Xididka dhiiga qaada
Inaan ku xariiqay

Exit mobile version