1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
bisha soon ramadaan
waa bishii boqranayd
waa bishii bilahoo dhan
burjigooda la siiyay
bisha soon ramadaan
beryo eebe sugnaatay
bisha soon ramadaan
waa bishuu alle sheegtay
bisha soon ramadaan
boqorku gaar u lahaa
bisha soon ramadaan
ajarkeeda qof beegtay
bisha soon ramadaan
balan qaaday illaah
bisha soon ramadaan
waa bilkhayr badanoo
rabibaa barakeeyoo
badankiisa quraanku
bishuu soo dagay weeyi
bisha soon ramadaan
shaydaanka wax baleeya
bisha soon ramadaan
waa bishii la xijaabay
bisha soon ramadaan
boholnaa la daboolay
bisha soon ramadaan
af banana janadiiye
bisha soon ramadaan
awalkeeda bilawgeda
badhtankeed dambi dhaafka
baradii naxariista
aakhirkeed cafis buuxa
bisha soon ramadaan
ba naarta cadaabta
bisha soon ramadaan
boqolaal kun oo ruuxa
bisha soon ramadaan
boqorku ka xoreeyo
bisha soon ramadaan
baf bugtaa laga daaayay
bisha soon ramadaan
ruuxii meel u baqooola
bisha soon ramadaan
balad dheer u hayaama
bisha soon ramadaan
dib inuu beri soomo
bisha soon ramadaan
u baneeyay illaah
bisha soon ramadaan
baluuqii sax u soma
sodonkeedana buuxsha
wanaag loo balan qaaday
bisha soon ramadaan
qaadir Layla baxaa
bisha soon ramadaan
habeen kaa baraykaysan
bisha soon ramadaan
kun bilood ajarkooda
bisha soon ramadaan
baxarkii lagu sheegay
bisha soon ramadaan
rabiyoow nagu beeg
bisha soon fadligeeda
aamiin aamiiiin
codkii Qaylo dhaan