Maandeeq xumihii
Labaday inaan meer
Naan rabnaa mudaan
U haraad qabnee inaan
Maalnaan rabnaa x2

Masuulkii talo hayow
Mudnanta cadaladiyo
Inaad midnimiyo sinaan
Dalkeena ku mamushoo
Kumeel marisaan rabna
X2

Milatari amaan kasuga
Waa run xumaantana
Meeriyoo waa run hadu
Cadow maagi tago waa
Run awood ku maqun-
Sho iyo xoogooda ku
Maquunsho iyo difaac
Muruq laan rabnaa
X2

Muftaaxa wax barash-
Adiyo dadkoo maan
Kiyo qalbiga cilmigu
Ku mariiman yahay
Aqoonta macansado
Jahliga mayraan rab-
Naa mudane mayraan
Rabnaa madaxwayne
Mayraan rabnaa xas-
Anow mayrtaan rab-
Naa x2

Mulaaxda dhaqaalo
Iyo dalkoo laga miro
Dhalshoo nimcadu
Meel waliba taal dad-
Koo kamacaasho
Tabac dhulkoo maax
Daan rabnaa x2

Sida ul iyo mayraxded
Somalidoo midaysanoo
Dhamaan muxibo isu
Qaba hadana isku mow
Qifoo mabda'a duulkale
Lanoco oo lanoco mat-
Aano noqdaan rabnaa
Mataano ah baan rab-
Naa X2

Exit mobile version